Bulsha:- Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo maalmihii u danbeeyay howlo shaqo u joogay degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan ayaa kormeer howleed ku tagay qeybo ka mid ah degmadaasi, Iyadoona ay deegaankaasi ka jirtay Cabsi laga Qabo Al-shabaab.
Xildhibaanada oo markii hore u tagay degmada Jalalaqsi xalinta shaqaaqo u dhaxeysay ciidamada Jabuuti iyo dadka deegaanka ayaa kormeerkooda ugu kuur galayay sida ay tahay xaalada amaan iyo mida nololeed ee degmadaasi.
Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment