Bulsha:- Kacsi Badan: Qofku marka uu kacsado oo dareen galmo oo degdeg ahi qabato, xaasna uu lahayn, waxay ku khasabtaa inuu siigaysto.
Cabsida Zinnada: Dadyow badan ayaa xilligay isku qabato mid uun inay sameeyaan, in ay sinnaystaan ama in ay siigaystaan; waxay door bidaan siigada.
Dhaqan Balwo: Qaar iyagu way qabatimeen oo balwad ayey u noqo
Maxaa Loo Siigaystaa? jawaab
Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment