Maxaa Guska Raga Wayneeya Oo Adkeeya

Bulsha:- Maxaa Guska Raga Wayneeya Oo Adkeeya Si.? Madoonaysa Gus Adag Oo Shaqadiisa Sifiican U Qaban Doona Halkan Ka Baro / Galmada. Su aalo badan oo nooga imiday dhalinyar badan oo somali ah isla markaan ku xidhan shabakadan dayaxmedia.com ayaanu uga jawaabayna hoos ka akhriso..

Marka Hore Guska inta ilaahay ku siiyay ku qanac oo ogoow gus wayn oo kaliya wax ma qanciyo muhiimadu waa inuu guskaagu adagyahay ama ha waynaado ama ha yaraado gabadha wax qancin kara gus adag haddaba waxa jira qaabab guska aad ku waynayn karto waliba si dabiici ah .

masaajo ku samee guska subax kasta insha allah waxooga ayaa ku kordhi doona

cayilka ama buurnida waxay sababta inaad umaleyso inuu guskagu yaryahay marka miisaankaga hoos u dhig

jimicsi samee si baruurta ku hareeraysan guska ay uga baxdo meesha oo guskii oo kaliya uu meesha uga muuqdo

jooji siigada sababto ah siigadu guska ayay cadow ku tahay oo waa ay yareeysa

isticmaal cuntooyinka nafaqada leh ee bilaa fat ka ah ama bilaa dufanka ah

 


insha allah waxa hubaal ah inaad dareemi doontid. Fadlan Subscribe Saar Youtube Channel Keena. Mahadsanid











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment