4 Waxyaabood Oo Bikrada Jabiya Oo Aysan Galmadu Ku Jirin

Bulsha:- Bikradu waa xuub u dhexeeya farjiga haweenka qaybta dhexe iyo bannaankiisa, wuxuu leeyahay daloolo yaryar oo dhiigga caadada soo maro, sidaa daraadeed noocyada xuubka bikrada waa kala duwan yihiin gabarba gabadha kale way ka duwantahay waxaa jira mid wareeg ah iyo mid wareegga ukunta oo kale leh, gabdhaha badankooda waxay leeyihiin xuub bisha marka ay soo dhalanayso u eg oo dhinac ka furan…

(^-^) Waxa ugu weyn bikrada jabiya waa galmada laakiin waxaa jira wax yaabo kale oo iyaguna bikrada jabiya waxaana ka mid ah: faras ama baaskiil iyo wixii la mid ah inay gabadha aad u fuusho…. seega farta la is gelinayo…..meel fog inay ka soo boodo..biyo xoog badan mar kaste in lagu furo.



(^-^) Gabadha marka ay leedahay bikrada balaastiiga u eg ninkeeda wuxuu u malaynayaa inaysan bikro ahayn, maxaayeelay marka uu geliyo bahalkiisa aad u galayaa iyadoo aan bikrajabin wuxuu u malayn. marka ay dhalayso ayay birajabtaa naagta noocan ah..










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment