Bulsha:- Waxaa hori idinla wadaagnay in Sridevi gabadheeda yar ee Khushi Kapoor in aysan bollywood-ka kusoo biirin ay ka qeyb gali doonto barnaamidka ciyaaraha ee Dance Plus.
Hadabba Khushi Kapoor hooyadeed Sridevi ayaa xaqiijisay in gabadheeda aysan la qeyb gali doonin barnaamijka ciyaaraha ee Dance Plus warbaintaas ayayn ku tilmaamtay mid been ah.
Sridevi oo hadalkeeda sii wadata ayaa sheegtay in ay layaabtay marka ay maqashay warbaxintaan Sridevi ayaa IANS u sheegtay iyadoo xayaysiin u sameynaysay filimkeeda Mom ” Khushi xitaa aniga ayay ii imaaday oo i weydiisay warbaxintaan la hadal haayo iskadaa waa saxaafada oo kalii.
Barnaamijka Dance Plus ee wuxuu bilaabtay maanta waxaana laga daawan doona Tv-ga Star Plus waxaana xiriiriye ka ah Remo D’souza waana sanadkii seddaxaad ee la qaban doono.

Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment