Habka Ugu Fiican Ee Loogu Raaxeyn Karo Haweenka Uurka Leh

Bulsha:- Dad badan ayaa isweydiinaya in galmada oo lasmeyo Xiliga ay Haweenku Uurka leeyihiin aysan Fiicneyn Balse sidaa Mahan Xaalka oo wax dhibaato makeneyso,hadii haweneyda Uurka leh aysan Horay uga sheegan ariamahaan.

Ilmaha oo kasoo dhicisooba,dhiig ka yimaada Xiliga ay uurka leedahay iyo biyaha dhalmada oo ka Yimaadaan,iyo in Ninka oo ka sheegta Xanuunada laga qaado galmada waana keenayaan mana Fiican.

Waxa Xusid Mudan in Sadexda bil ee ugu Horreysa Uurka ay Haweenku ka sheegtaan Laba-labada ,Matag iyo Cuntada oo ay qaadan wayaan,Xiligaas Haweenku majeclo in Loo galmoodo.

Balse Bisha 4-aad oo Xubinta Haweenka ay qaleel tahay Xiligaas Raaxo ayay u baahanyihiin oo Jugta Malabyarowga Si fiican ayay uga Helaan, dhaqaatiirta qaar ayaaba ku talinaya in galmoodka uu wanagsanyahay Xiligaas.

Waa kan Habka ugu Fiican ee Loogu Galmoodo Haweenka Uurka leh.
Habab kala Duwan ayaa Haweeneyda Uurka leh loogu tagi karaa iyadoo la ilaalinayo Ilmaha uurka Jiifka oo waxba la gaarsiineyn.

Habka ah In Naagta Dhinac-dhinac u jiifato Ninkuna Malabayarowgiisa gadaal kasoo geliyo iyadoo Haweyneydu ugu aadineyso waana sahlantahay oo Ilmaha wax magarayaan oo Malabyarowga Ninka madhaafayo bishimaha Xubinta taranka iyo darbiga hoore ee Xubinta taranka Haweyneyda.

In Xabadka Kor u jeediso sida Caadiyan la adeegsado Laakiin waa in qeybta dambe ee Haweneyda ay sara u qaadaa oo Barkin ama wixii kale oo la heli karo la geliyo Waxaana Muhiim ah in ninku uusan Xooga u garaacin













Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment