Ha isku Leefin Xubinta Taranka Gabdhaha hadi kale cuduradaan ayaad ka qaadee

Bulsha:-  Ala cuduradaan ayaad ka qaadee!!
Ragga ayaa la ogaaday in
ay raaxo waali ah ka
helaan codka hoose ee
loo yaqaan riinka kaasoo
ay sameeyaan dumarka
Xiliga loo diyaar
garoobayo galamada oo
ay socato baashida iyo
istiminta.
Dumarka intooda badan
ayaa aaminsan in ay ceeb
tahay haddii ninkeedu uu
maqlo iyadoo sameeneyso
codka hoose ee loo
yaqaan riinka kaasoo ka
dhasha Macaansiga
baashida ama galmada
,balse ay ragu ka helaan dareen xoogan oo dhaliya in uu kordho
jaceylka uu u qaadayo Lamaanihiisa.

Dumarka arrinkan aamisan ayaa intooda badan isku celiya naqaska
isna caburiya xiliga ay socato baashida ama galamada kana been
sheega dareenkooda nafeed ,iyagoo dareemaya raaxo aad u
macaan oo ay ku nafisayaan oo kaliya in ay sameeyaan codka
hoose ee riinka,balse aynu u sameyn karin Xoshood jira dartiisa. Marka laga fiiriyo dhanka Caafimaadka uma wanaagsana in ay
dareenka isku celiyaan waayo arrinkaas cuduro ayaa laga qaada
dhinaca galmada ah
oo waxaa xanibaad galaya dareen
wadayaasha xiligaas u diyaarka ah
Macaansiga falgalka labada xubnood
marka ay is taabtaan.

NB: Hadii uu ninkaagu
arko adoo sidii Alwaaxii oo
kale iska yaala Sariirta
isna uu dadaal ugu jiro in
uu kugu qanciyo in aad
hesho raaxo macaan adna
adaan muujin sida aad u
macaansaneyso shaqada
Lamaanahaaga, taasi
waxeey keeni kartaa in uu
iska dhaadhiciyo in uu
yahay qof wax­matare
ah,waxaana ka dhalan
karto niyad jab ku yimaado in uu nolosha kula sii qeyb sado ama uu
iska dhaadhiciyo waxyaabo dhaawici karo mustaqbalkiina.
Dumaryahow ogaada in raggiinu ay jecelyihiin xiliga galmada
xalaasha ah in ay maqlaan riinka ka dhasha macaansiga galmada
iyo sida dareen ahaan aad u macaansanaysaan shaqadiisa.












Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment