Dhuuqamada galmada ka hor oo xoojisa Awooda Raga iyo in ay biyaha Dib u dhacaan

Bulsha:- Dhuuqamada galmada ka hor oo xoojisa Awooda Raga iyo in ay biyaha Dib u dhacaan Dhunkashada ayaa ah mid caalamka oo dhami isku raacay in labada xiriir ka dhexeeyo isku tusaan jacaylka ka dhexeeya iyo xiisaha ay isu qabaan. Laakiin, waxa jirta in si sahlan loo iloowo habkan fudud ee keenaya raaxo iyo dareen aad u badan.

Dhunkashada ayaa noqon karta mid u furta lamaanaha is jecel raaxaysi dareen badan ama isku tusaan in ayna intaa wax kabadan dhexdooda ka dhacayn. Si kastaba ha ahaatee waxa ay sheegtay khuburada galmada Fox News, Yvonne Full bright in ay muhiim tahay in aad loogu fiirsado dhunkashada.















Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment