Bulsha:- Galmada oo uu qofku iska badbadiyo, jirkiisu inta uu xamili karo ka badanna ku khasbo, dhibaatooyinka ka dhasha waxaa kamid ah:
Maskaxda iyo murqaha ayay qallajisaa.
Fahmada iyo fudaydka ayay qofka ka qaaddaa.
Jirka iyo lafaha ayay daalisaa.
Cumriga qofka ayay soo dedejisaa.
Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment