Bulsha:- Haweeney lagu magacaabo Bobbi-Jo oo degan magaalada New York ayaa dooneysa in ay noqoto haweeneyda dunida ugu buuran sanadaha soo socda hadii ay caafimaad ku gaarto.
Bobbi-Jo oo cabirka simankeeda oo balac ahaan ah 251.46 Centimeters, cabirkaasi oo ah mid waali ah, una diiday inay socoto.
DAAWO: Haweeney Aad U Buuran Oo Dooneysa Inay Noqoto Qofka Ugu Buuran Dunida
Haweeneydaan ayaa dadka la socda xaaladeeda cayilka waxay sheegeen in ay sii ballaaraneyso marba marka ka danbeyso.
HALKAAN KA DAAWO
Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment