Bulsha:-dhallinyarada, Aqoonyahanada, ganacsatada, Qurba Joogta iyo wax garadka Beesha Ayaanle Ceyr ayaa soo saaray Bayaan ay ku caddeeyeen inuusan Xildhibaan Mahad Salaad Matalin.
Xildhibaanka ayey ku eedeysay Beesha inuu Laaluuk iyo isbamarin kusoo baxay markii ay dhaceysay doorashada taasiina ay caddeyn u tahay inuusan ka tagin taako kamid ah dhulka uu kasoo jeedo.
Beesha ayaa ka dhawaajisay inay taageero buuxda u hayaan Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’isulwasaare Kheyre.
Waxay Xildhibaan Mahad Salaad ku eedeeyeen inuu sabab u ahaa Dagaalo qabiil oo ka dhacay Gobolka uu kasoo jeedo.
Haddaba halkaan hoose ka akhriso Bayaan kasoo baxay Beesha Ayaan Ceyre.
Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment