Bulsha:- Mahad Egal oo ka mid ahaa dadkii argagaxa iyo dareenka ka bixiyay dabkii weynaa ee dhismaha Grenfell Tower ayaa soo jiitay dareenka bulshada kala duwan ee UK ku nool iyo guud ahaan caalamka, isagoo telefishinka BBC baahiyay muuqaalka Mahad Egal oo sharxay wixii uu indhahiisa ku arkay.
Mahad ayaa dabaqa afaraad ee dabka uu ka kacay deganaa, isagoo la ilmeeyay dhacdooyinkii naxdinta badnaa ee uu arkay, kuwaasoo ay ka mid ahaayeen aabo labadiisa caruur ah dhismaha dabaqa afaraad ka tuuray, hooyadoodna ay ku dhimatay, dad waayeelo ah oo guryaha kasoo bixi waayay iyo dhacdooyin kale.
Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment