Bulsha:- Lamaanihii hore ee bollywood-ka Ranbir Kapoor iyo Katrina Kaif ayaa maal mahaan aad isku fahamsan ayagoo xayaysiin weyn u sameynaaya filimkooda Jagga Jasoos.
Ranbir Kapoor iyo Katrina Kaif ayaana ka qeyb galay barnaamijka Sa Re Ga Ma Pa Lil Champs oo laga daawado Zee Tv ayagoo waqti la qaatay caruurta goobta ku sugnaa.
Mar Kale Ranbir Kapoor iyo Katrina Kaif ayaa goobta ka muujiyay is fahamka ka dhaxeeyo laakiin kalii xayaysiin ay u sameeynaaya filimkooda Jagga Jasoos oo la daawan doono 14 July 2017.

Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment