Bulsha:- Olole nafaadadeed ayaa saaka dhalinyaro wiilal iyo gabdho isugu jira ka bilaabeen gudaha Maqaayada Pizza House oo sadex habeen ka hor Weerar ismiidaamin iyo mid toos ah ay ku qaadeen maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab.
Maqaayada Pizza House ayaa aheyd goob ay inta badan dhalinyarada ku nool magaalada Muqdisho tagaan, iyadoo halkaas ay aheyd meel aad u qurxoon oo loo dalxiiso maalmaha farxadda sida ciidaha oo kale.
C/majiid Daahir Aadan oo kamid ah milkiiliyaasha Maqaayada Pizza House ayaa ugu mahadceliyay dhalinyaradii u soo gurmatay kana qeyb qaatay Bilic soo celinta, Sidoo kalana waxaa Halkaasi ka hadlay Dhalinyarada Soomaaliyeed.


Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment