Bulsha:- Xidigga ugu kulan safashada badan taariikhda kooxda Barcelona ee Waddanka Spain Andres Iniesta ayaa isagoo ka soo duulay Macedonia halkii uu kaga noqon lahaa Spain waxa waxa uu gutay shaqadiisii xayaysiimaha isagoo ciyaar Futsal ah kaga qayb galay waddanka Carbeed ee Kuwait.
Inkastoo waqti fara badan uusan garoonka ku sugneyn haddana intii yareyd ee uu garoonka ku jiray waxa uu farsameeyay kubbado cajiib ahaa isagoo saaxiibadii uu la ciyaarayayna ku caawiyay baasaskii lagu yaqaannay ee xirfadda lahaa.

Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment