GABADHA MARKA GALMADA KA DIB AY XANAAQ SHIDATO MAXAA HAYA (SIRTA NOLOSHA).

Bulsha:- Inta Badan Ruga Iyo Dumarka Waxay Aad Iskugu Jecelyihiin Oo Isa So Dhawasho Xogan Ay Dareemaan Xiliga Ay Socota Kulunka Macaan Ee Sariirta Lakin Marka Ay Dhamato Oo Daqiiqada Yar Kaso Wareegata Waxba Dumarka Kuso Siyada.

Xog Uruurin La Sameeyay Ayaa Lagu Ogaaday In Dumarka Ay Xanaaqan Marka Uu Dhamaato Kulanka Macaan Ee Sariirta Iyago Ciil Iyo Xanaaq Uu Calosha Iyo Qalbiga Ka Galo.

Ha Yeshee Waxa Lo Sababeeyay Xanaqaasi Badan In Ay Dumarka Jecelyihiin In Ay Iyaga Wax Walba Go,aan Ka Garaan Lana Weydiyo In Kulanka Uu Dhamaday Iyo In Uu Sii Socda .

Lakin Raga Ayaana Ka Hadlin Rabitaanka Dumarka Iyo Inay Sii Wadaan Shaqada Ilaa Ay Ka Daasho Ama Ay Ka Dhahdo Intaas Ayaa Igu Filan.

Ugu Danbeeyntii Intaas Waxa Raacsan In Haweeneyda Ay Maqsuud Ku Tahay Xiliga Ay Diyaarka Tahay In Wax Walba Sida Ay Ku Qanacda Logu Sameyo Hadii Aysan Helin Oo Qabyo Ay Ka Noqoto Waxa Hubaal Ah In Ay La Kulmeeysa Xanaaq Badan.















Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment