Atoorayaasha Iyo Atirishooyinka 2016 Isla Shaqeyntooda Isku Cusbeed Ee Guuldaro Wada Qaateen

Bulsha:- Hadii aan idinla wadaagnay 10-ka atoore iyo atirisho ee 2016 guusha ku bilaabeen shaqadooda kowaad waxaan idiin heynaa sheeko bil cagsi ku ah.

Waxaa jireen 2016 atoorayaal iyo atirishooyin Bollywood-ka ka wada tirsan kuwaas oo markii ugu horeesay wada shaqeeyeen balse nasiib daro shaqadoodii kowaad ayayba ku fashilmeen madaama filimadooda guul dareesteen.

Sidaa darteed hoos kaga bogo lamaanayaashii 2016 siweyn loo buun buuniyay shaqadoodii kowaad laakiin fashil ka raacay isla shaqeyntooda guuldarana wada qaateen:
1) Aditya Roy Kapur iyo Katrina Kaif ‘Fitoor’ – Disaster









Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment