Astaamaha lagu garto xiliga Haweenka kacsiga tabcan la yihiin waxka baro….

Bulsha:- Dad badan waxay u haystaan in naagaha aan biyo bixin, fikraddaas sax ma aha, naagaha way biyabbaxaan , inay biyabbaxaan waxaa tilmaamay xadiis ku soo arooray Saxiix muslim ummu sulaym waxay weyddiisay صلى الله عليه وسلم rasuulka

Naagta ma qubays baa ku waajibaya haddii ay riyooto oo ay aragto waxa ninka arkayo, rasuulka wuxuu ku yir : ( haddii ay biyo aragto ha qubaysato) keliya way ku kala duwan yihiin qaar biyaha way ka soo baxaan qaarna ma soo gudbaan farjigooda marka si kaste ahaatee waxaa lagu gartaa inay biyabbaxday astaamahaan mid ka mid ah




1­ inay labada bowdo isku dhejiso middaan waa astaan naagaha oo dhan wadaago, waxaa laga wadaa inay labada bowdo si daran u xirto

2­ qaylo qaylada waa labo nooc A­ mid hoose ah oo aan la maqlin B­ mid dhawaaq weyn leh, qaylada noocan ah kuma ficna meel dad u dhow maxaayeelay dadka ayaa maqlaya
3­ qaniinyo, inta badan looma adkaysan karo naagaha noocan ah
4­ oohin iyo baroortan, ma aha inay haweeneydu xanuunsatay ee waxay u ooynaysaa siyaado
5­ neeftuur, waxaa la socda wadnaha oo aad u garaacma










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment