Bulsha:- Wali waxaan caawa ka hadleynaa waqtigii dahabiga ahaay oo ay soo qaateyn xidigaha Bollywoodka waqtigaaso ah 90kii, macquul ayee aheyd in hal filim si wadajir ah uwada sameyaan sedexda Khans xiligaas.
balse hada macquul ma aha xata labo kamid ah inee filim iskala soo muuqdaan, marka ladhaho sedexda Khan, Salman Khan ayaa ugu shaqo badnaa waayo wuxuu lasoo shaqeyay labada Khan kale halka SRK Iyo Aamir hal filim xata aysan kasoo shaqeynin balse muuqaalo marti ah ay filim kuwada yeeshteen.
mustaqbalka dhow waxaa macquul ah ayago odayaal ay kadhamaatay ah inee filim wada sameyaan, Bollywoodka makee kusoo biireyn sedexdaan nin hormar weyn ayuu gaaray Bollywoodka.
aflaamta ay sameyeen sedexda khan waa kuwa taariikhi ah oo aan abid la ilaawi doonin.

Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment