Bulsha:- Dad badan ayaa isku taxluujiya in ay kasbaaan qalbiga qofka ay jacel yihiin iyagoo aan eegin marxaladaha ku haboon ee qofka lagu tashkiilin karo ama lagu soo jiidin karo, waxayna la kulmaam inta badan guul daro waxaana ugu wacan xiliyada ay soo gudbinayaan dareenkooda jaceyl oo aan munaasab aheen, hadaba maanta waxaan idiin wadnaa qababaka ugu sahlan aad qof ku ugu beeri karto jaceyl
1. Waco (call) qofka xiligi uu seexan rabo.
Isku day in aad noqoto qofka ugu dambeeya ee la hadla qofka aad dooneesid, bini aadamka ayaa ka siman in xiliga hurdada ka hor uu qofka qalbigiisa fikiro wuxuuna ka fikiraa hadaladii ugu dambeeyay ee idin dhexmaray, qofka ayaa bilaaba in uu fikiro, fikirka badan ayaa marka dambe isku badla saameen jaceyl, waana wax la hubo in aad kasban doonta qalbiga qofka, ku dadaal in aad noqoto qofka ugu dambeeyay ee la hadla.
2. Xiliga firaaqada (fasaxa) Ha isku dayin in aad la kulanto qofka aad dooneeso meel buuq badan ama dadka ku badan yihiin, isku day in aad qofka kula kulanto meel cidla ama jawi dagan labadiina idiin saamaxayo in aad is dhaafsataan aragti, jawiga cidlada ah wuxuu ka qeeb qaadanayaa in aad qofka qalbigiisa gaarsiiso dareenkaaga, halka jawiga buuqa sita uu kaa nusqaamin doono in aad gudbiso dareenkaaga.
3. Habaran marka hore

Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment