Bulsha:- Naagta markaan aad bay uga heshaa tolow waa goorma
Haweenka waxay ka helaan in si fiican loola hadlo xiliga galmada ku socoto waligaa ha noqon nin ka gaabinaya hadalka macaan inaad ku tiraahdo abaayo waan ku jeclahay,
haddii aad hadal macaan ku dhihi waysid macaan raaxada ayaa ka kala jabayo, marka aad jacayl daran u muujiso sida laga rabay ayay u raaxaysataa.
waxaa kaloo jira rag aan aad u dareemin raaxada haweenka iyagana waxaa ku haboon inay si fiican u fahmaan.
Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment