Lix Beenood Oo Dhalinyaradu Inta Badan Naftooda Ugu Sheekeeyaan Guurka Hortii..

Bulsha:-  Guurka ka hor, dhalinyarada rag iyo dumarba waxaa masaxdooda ku qufulan sawirro malo-awaal ah oo uu ka haysto guurka, laakiin badankoodu ay qaldan yihiin.

Sababtu waa waayo-aragnimo la’aanta, iyo Aqoon darro ka haysata arrimahan iyo midda saddexaad oo ah da’da qofka oo yar, welina aanu u bislaan in ay maskaxdiisu kala shiisho arrimo noocan ah.

Khubarada cilmi nafsiga oo daraaseeyey xidhiidhka lammaanaha is qaba ayaa caddeeyey in inta badan dhalinyarada damacsan guurku aanay u fikirin si waaqic ah oo caqliyadi hagayso, keliya waxa ay ku nool yihiin is moodsiis iyo malo-awaal.

Xeel-dheerayaashani waxa ay sheegeen lix qodob oo dhammaantood ah been balse qof kasta oo dhalinyaro ah maskaxdiisa ku jira marka uu guurka u socdo, qodo











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment