Bulsha:- Mar hadii laga hadlaa Dumar waa arin casjiib ah taas in badan soo jidan karto dad badan kuwaas oo xiiseyay arimaha dumar waayo hablaha waa qeybta ugu horeysa ee bulshada wax ka badali kara waayo dumar hagagsan waa bulsho hagagsan.
Quruxda dumarka waa cajib sidaas darteed dad badan waxaa dhici karta quruxda is dhahaan dumarka quruxdooda waxaa ay ku jirtaa Naasaha iyo Qaarka Danbe sidaas mahan halkaan kuma jirto lakiin dhalinyarada hada joogta sidaas waa is dhihi karaan. Quruxda Dumarka waxay ku jirtaa Dhexda, Qoorta iyo Kubka!!

Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment