Elissa iyo Tamer Hosny oo Hees Talantaali ah Soo Wada

Bulsha:-  Xidigaha caanbaxay ee caalamka carbeed ee Elissa iyo Tamer Hosny ayaa si rasmi ah u iclaamiyay inay soo wadaan hees talantaali ah oo jaceyl ah oo la filanayo inay soo dagi doonto dhawaan, iyagoo baraha bulshada kula wadaagay taageerayashooda sawirada markay Studioga joogen ee ay codka saarayen heestooda cusub.



Arinkan ayaa lama filaan ku noqotay aadna ay ugu riyaaqeen taageerayaasha labadan fanaan ee leh taageerayasha faraha badan iyadoo la filanayo inay heestu noqon doonto hees classic ah oo degan maadama oo Elissa dookhedu midkaas yahay.









Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment