Bulsha:- Xidigada quruxda badan ee u dhalatay dalka Lubnaan Haifa Wehbe ayaa dhamaystirtay duubistii musalsalkeedi “Al Xirbaaya” ee ay ugu talagashay Ramadan 2017. Musalsalkan oo ah musalsalkii 3aad ee Haifa jisho tan iyo markey bilowdey jilitaanka 2011.
HALKAN KA DAAWO XAYASIISKA
Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment