Cajiib : 4 Nin Oo Dumarka Ka Awood Badan, Isla Markaana Aanay Fahmin Xeeladahooda “Waa Shanteee”??!!

Bulsha:- Waxaa jiro niman faro badan oo dumarka ku wado si xeeladeysan kuwaasoo dumarka aaysan kawar haynin sida dad badan ee loola dhaqmayo.
Nimankaan ayaa haweenku marnaba aaysan xaqiri karin, waxaase layaab sii noqday haweenka sanadkaan ineey u jeceylyihiin 5taan nin oo si aan jaceyl sal iyo baar ku laheyn kula dhaqmo.

Hadaba wax ka baro shantaas nin ee dumarka si xeeladeeysan kuwado ayagana aaysan ka war haaynin.

1. Ninka yeel yeelka badan amma aan kaftankiisa iyo runtiisa la kala garan…….
Ninkan waa mid aan dumarku si fiican u baran, fahmina dabeecadiisa, sababtoo ah waa nin labis badan, aadna u kaftan badan oo aanay kala garan waqtiga uu dhabta kala hadlaayo iyo xilliyada uu la kaftamaayo.

2. Ninka xishoodka badan ee aan degenayn waqtiyadu haweenka hor joogo……..
Ninkan waa mid aan xaaladiisu degenayn marka uu dumarka hor taagan yahay, sidoo kalena xishood badan, waxaanay dhib haweenku ka mutaan siday u ogaan lahaayeen ragga noocan waxa qalbigooda ku jira ee ay damacsan yihiin, maadaama uu yahay qof kalsoonidu ku yar tahay oo aan degenayn.

3. Ninka khiyaamada badan ee dumarka wax walba oo ay jecel yihiin u sameeya
Ninka noocan ah waa mid haweenka ku soo daba qalbi nugul oo daacadnimo iska yeel yeel ah, waxaannu ku madadaaliya inuu guri la yagleelaayo, isagoo u hawlgala amma ku dedaala inuu qalbiga gabadha siisto wax kasta oo ay jeceshahay si ay shabaqiisa ugu soo dhacdo, waxaana ku adkaata gabadha inay iska fahanto dulucdiisa iyo waxa uu damacsan yahay ee ku qarsoon daacadnimada uu jilaayo.

4. Nin taajir ah oo qurux u dheer tahay hantidiisa……..
Haweenku waxay aad ugu guul daraystaan inay iska ogadaan amma iska badhaan ragga hantida leh ee quruxdu u dheer tahay, waxaanay ku dhiiradaan iyagoon baadhitaan u gelin amma aan iska ogaan shakhsiyadiisu siday tahay inay markaba qalbigooda u furaan oo guursadaan, qoyska la dhisaan.












Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:



Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment