Aamir Khan Iyo Xaaskiisa Kiran Rao Oo Booqdeen Caruurta Mataanaha Ee Karan Johar Dhawaan U Dhasheen

Bulsha:-  Bollywood Super Star Aamir Khan iyo xaaskiisa Kiran Rao ayaa booqdeen guriga filim sameeye Karan Johar si ay usoo arkaan mataanaha dhawaan Karan u dhasheen.

Yash iyo Roohi bishii Febraayo todobaadkeedii kowaad ayay dhasheen waxaana aabo u ah Karan Johar balse hooyo malahan madaama ay ku dhasheen nidaamka surrogacy loo yaqaan ay ku dhasheen oo ah hab bacrimis inay ku dhasheen.

Horey Karan caruurtiisa waxa u booqdeen SRK, Ranbir Kapoor, Siddharth Malhotra, Varun Dhawan iyo xidigo kale oo Bollywood-ka ka tirsan.










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment