Bulsha:- RG waad mahadsantihiin walaale aniga suaashayda waxay tahay xaaskaygana igu rafaaday biyahayga dhaqso mayimaadaan
wax dawa aan qaatana majirto sidaasna ma ahaanjirin ilaa xaaskayga iga shikiso oo dhahday dawooyin ayaad qaadatay marka
maxaa iska kay badalay oo biyahayga usoo daahaan ayada labo jeer camal ayay biyo baxaysaa anigan wali igama imaanin? mahasanidiin
Jawaab Raaxada Guurka
dadka halkaan ku soo qoro su'aalaha waxay ka sheegtaan biyaha oo soo degdega laakin adiga waxaad ka sheeganaysaa biyaha oo soo daahayo, waxba ha iska baddalin xaaskaaga sidaas ayaad ku qancin kartaa,
galmada qaabka foorarka adeegso haddii aad rabto biyhaaga inay soo degdegaan
Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO

Blogger Comment
Facebook Comment