Mid ayaa I Baray dhaqan xun farta is gali buu i odhan jirey

Bulsha:- Waan idin salaamay wllyaal gabadh 20 jir ah waxan ku qaan gaadhey 13 jir weligayna nin iima galmoon lkn Anoo yar baan telephone land line ah ragg Kala hadli jirey meelahaa 12 Baan ahaa markaan bilasnbay inaan nin telephone Kala hadlo mid ayaa I Baray dhaqan xun farta is gali buu i odhan jirey sidiibaan farta isku galin jirey lkn ka dib waan qaangaadhey waxaanan isku Arkey inaan aad u macaansado far is gelintii biyo ayaanan isku arkey markey iga imanayeen aan aad u wareeray oo aad u macaanaa ilaaa maanta fartaan is geliyaaa welina nin iima galmoon oo anaa isu raaxeeya lkn dhib ayey tahay baan maqlay far is gelintaaasi maxaan sameeyaaa ila taliya wax ragga xidhiidh lama lihi telephone ayan ka hadli jirney ragga markaan ballanana uma tagi jirin midkastana wuxuu iiga sheekeeyaa qaabka aan ula raaxaysan lahaa lkn markaa aan wada hadleynoba waan is geliyaa farta biyuhuna way iga yimaadaN nafis baan dareema ii sheega saameynta ay igu leedahay far is galintu waxaan waddaa ilaa 7 sanno ka hor tan iyo mlntaan qaan gaadhey fadlan iisoo jawaaba mahadsanidiin

Jawaab fiican

waxaad u baratay nidaamkaas oo seego wadata hadal nimeed, waxaad uga bixi kartaa inaad halmaanto oo aad ka tagto oo aad guursato nin xalaal kuu ah oo marka galmada caadiga macaankeeda aad ku raaxaysato

Farta iska daa raaxada macaankeeda tijaabi










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment