Wax Badan Ka Ogoow Qiyaanada Xanuunka Badan Ee Ragga Soomaaliyeed Aay Kula Kacaan Dumarka Soomaaliyeed.

Bulsha:- Aqriso warbixin xaqii ah oo aan aad ula yabay runtii waxana is weydiyay sidan dhan maxay tahay, kadib markii uu tel isoo diray wiil sxbkeey qaali ah oo nafta inoo dhaxeyso ayaa igu yiri sxb waxaan aday safar dal dheer ee waxaan ka codsanaa sooqado warqad iyo qali waxad ii qoreeysaa.

Waxaan ku iri maxa waye markaas buu igu jawabay talefoono waye marka waxaan u codaa xaaskeyga oo dagan dalka londan ee waxaan diidayaa in ay igu aragto xaaska naago kale oo shukaansi igala dhaxeeyo.

mar qura ayaan Suaal weydiyay oo waxaan ku iri ninyahow maxaa dhacaya hadii lagu soo waco muxuusa ku jawabay, waxaa uu igu jawabay wax dhacayo malahee waxaan nacaya qeeylada iyo suaalaha faraha badan ee xaaska kaimanaya.

Runtii waxaan ku iri war xaaskaga soo gabar yar maha? markaasuu igu jawabay haa waa gabaryar, maxaa waye naagaha kale oo aad raadineysid

Suaal ayaan weydiyay waxaan ku iri naagaha kale oo aad shukaan saneysid haday ku dhahaan guur baan ka rabaa caliyow ee diyaar ma tahay ayaan ku iri, waxaa uu igu yiri maya diyaar uma ahi. miyeeysan qinaayo aheyn dumarka masaakiinta ah oo aad beenta ushegeyso.

Waxaan arkay ama aan dareemay Ragga qaar in ay yihiin ku dumarka ka lumiya waqtiga ayaga oo xaasa kale qaba una taag haynin mida uu beenta u ushegayo uu ku wado haasawaha beenta ah oo aan meel laheyn.
Digniin ku socota dumarka oo idil waxaan leyahay Iska ilaaliya ragga aan u socon guur dacad ah balse wada waqti dhumis iyo haasaawe aan meel laheyn.

Gaba gabo iyo gunaanad Aqritow arinkaan ka dhiibo fakarkaga adiga oo ku cabiraya heerka qiyaanada Ragga somaliyeed oo dumarka kuwada is daba marsiis jogta ah..

W/Q:Fanax Fariid










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment