Bulsha:- Hees cusub OO ay fanaanadan soo saartay ayaa waxa ay dadka uga yabsatay markii ay weji Rageed la soo baxday qaabkii jirkeedana isbadalay.
Gabadhan Fanaananada ah ayaa waxaa aad looga jecelyahay goobaha ay Soomaalida xafladaha ku qabtaan waxaana heesaheeda noqdeen kuwa ku wanagsan qoob ka ciyaarka.
Waa Gabar Fanaanad ah Oo Muuqaal rag yeelatay -Daawo
Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment