Varun Dhawan Iyo Natasha Dalal Oo Kasoo Muuqden Sawir Ay Asaxaabtoda Lagaleen(Lamaane Aan Kala Dhicin)!

Bulsha:- Marwalbo Varun waxlaga weydiyo xiriirka kala dhaxeya gabadha uu saaxiibka la yahay ee Natasha Dalal ayaa inta badan jawaab saxaafada qancisa bixinin maadama uusan rabin in uu cadeyo xiriirkisa.

Varun oo mar jawabay wuxuu yiri,” aniga qofna ma inkiraayo balse ma doonayo xiligaan in aan kahadlo wax aniga iquseya sababto ah ma doonayo wax shaqadeyda dhawaci kara inaan ku dhaqaaqo, kaliya waxaan ka hadli karaa wax quseya shaqadeyda jilaanimo balse ma ahan in wax aniga iiqaas ah aan kahadlo.”

sido kale wuxuu kahadlay guurkisa kadib markiii wax laga weydiyay wuxuu asigoo qoslaayo yiri,” dabcan guurkeyga wax qarsoomi kara ma ahan mana idin ka qarin karo markee noqotaba markaan guursanayo dhamaantina wad ogaan doontan balse hada guur qorshaha iguma jiro mana doonayo inaan kahadlo xiriirkeyga qaaska ah.

waxaa jiraan dadbadan oo aniga iidhow sida waalidkeyga walalaheyga asxaabta xata shaqaalaheyga dhamaantod madoonayo inaan midna kahadlo.”

xidigaani sidaa ayu warkiisa kuso gaba gabeyay balse dhowr jeer waxaa laisku arkaa asiga iyo Natasha oo goobwalba isku raacan hadana waxay kaqeyb qaadanayan xaflada dhalasho ee Zoa Morani ayagoo laga qaday sawirka kor idinkaga muuqdo xili ay dad kudhexjiraan.
sawirka waxaa kamuqdo Varun iyo saaxibtisa Natasha halka ay kudhexjiraan asxaab fara badan sawirkana waxaa barta Instagramka soodhigay Zoa walalked Ali Moran.












Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment