Rasmi Goos Goos Cusub Oo Filimka Baywatch Laga Soo Bandhigay Priyanka Ayaa Markaan Ku Leh

Bulsha:- Dhamaantiin midaan camal ayaan wada sugeenay inaan aragno atirishada Priyanka Chopra oo wacdaro ka muujineyso goos gooska filimkeeda Hollywood-ka ah Baywatch.

Goos gooskii kowaad ee filimka Baywatch laga soo bandhigay Priyanka gadaal dambe ayaa lagu reebay waxayna ku laheyd muuqaal il biriqsi ah oo kaliya.

Priyanka ayaa filimka Baywatch ku mataleyso doorka Victoria Leeds oo gabbar soo jiidasho badan qayaanada ku xeel dheer sidoo kalena door xumaa ah mataleyso waxayna rabtaa inay dhagarto Dwayne Johnson iyo Zac Efron.

Waxaa kaloo kusii jiidanayo Action si heer sare ah loo diyaariyay oo u dhaxeeyo Priyanka iyo The Rock waxaana muuqato xidigtaan in xagaaga nagu soo fool leh si rasmi ah inuu mada daalin doonto.

Filimka Baywatch waxaa la daawan doonaa 26-ka May 2017 waana filim siweyn loo wada sugaayo sidoo kalena Priyanka laadar ka tahay.

Fadlan hoos ka daawo goos gooska filimka Baywatch oo kusoo jiidan doono iyo xarakaadka PC sameeneyso:











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment