Raga islaweynida ku jirto oo la ogaaday inaysan qancin karin Dumarka

Bulsha:- Daraasad cusub ay soo saartay University of British Columbia ayaa lagu sheegay in nimanka islawaynada ku jirta ay yihiin kuwa ugu badan ee aan qacnin karin xaasaskooda,

daraasada ayaa sheegtay in islawayninka uu sabab ka dhigayo in raga la soo sheegay aysan sii wax ahmiyad ah dhanka galmada iyaga oo ka soo qaada wax iska fudud. Jessica Tracy

From UBC’s Dept. of Psychology ayaa sheegay in wajiga farxada iyo dhoola cadeeska leh ay aad u jecelyihiin dumarka, waxayana kamid tahay wax yaabaha lagu soojiito

dumarka. Dumarka ayaa ah kuwa jecel dhanka madadaalada iyo maa waylada waana kuwa ugu badan ee raadiya farxada nolosha, sidaas darteed


daraasada waxay sheegeesaa in nimanka aadka ufarxada iyo kaftanka badan ay yihiin kuwa inta badan xasuus ku reeba xaasaskooda. 

inkastoo daraasataan cusub ay ka hor imaaneeso daraasad ay hore usameesay jariidada lagu magacaabo jurnal American Psychological Association Emotion taas hore u sheegtay in naagaha ay
aad uga helin nimanka dhoola cadeeska badan iyada oo sheegtay in ay dumarka ka helaan nimanka heybad iyo awood.











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment