Bulsha:- Sida lagu daabacey Majaladda MedicalDaily.com, Khubaro ku xeeldheer arrimaha xiriirka qoyska iyo arrimaha Galmada ayaa waxa ay ogaadeen in hurdada badan ee Dumarka ay kacsigooda ku kordhiso Boqolkiiba 14%
Waxay khubaradani sheegeen in Haweenka la qabo ee dhalinyarada ah marka ay seexdaan habeenkii hurdo ku filan isla markaana ay si fiican u nastaan in uu siyaadayo kacsigooda rabitaanka galmada isla mar ahaantaana rabitaanka Galmadu uu xaggooda ku badanayo qiyaas ahaan Boqolkiiba 14 (14%)
Saacad kasta oo ku siyaadda hurdada haweenka waxay u kordhisaa rabitaan iyo dareen siyaado ah, sida daraasadan lagu xusay, iyadoo sidoo kale la sheegay in daraasadan lagu tijaabiyay 271 Dumar ah oo la qabo, waxayna socotay muddo labo toddobaad ah.
Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment