Naxariistani Waxay Ii Samaynaysaa Rajo” Islaantii Darbiga Warqada Ku Dhejisay..

Bulsha:- Waxay dariiqa sudhay warqad ay ku qortay “Waxa iga lumay 20 Dinaar , qofkii helaa ha ii keeno waxaan deganahay dabaqa iyo qolka No…waayo waxaan casho siisto ma haysto.!

Qof kastaa wuu akhriyaa waxaan uu yidha “ Allah ha u soo dhoweeyo”. Laakiin Qof ayaa markuu akhriyay dareenkiisu isbedely ka dibna wuxuu ugu tegay islaantii qolkeeda, isagoo sheeganaya inuu helay 20-kii Dinaar ee ka lumay si uu u siiyo.

Markii ay ka qaadatay ayay Islaantii oohin bilowday oo ku tidhi “ Wiilkaygiiyow aniga waxba igama lumin, laakiin, waxaan la yaabay dareenkaaga”. Baahidda ayaan sheegan kari waayay. Imika warqadda ogaysiiska ah meesha ka jar.



Waxayna tidhi “ Naxariistiinu waxay ii samaynaysa rajo, waxayna ii ogolaanaysa inaan dareemo quruxda dunida. Weliga qof baahan ha dhaafin adigoo qof  ladan ah. Sidaas ayay dad badani u aamusan yihiin iyagoo baahan.











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment