Bulsha:- inka naagtiisa waxa uu ku nacaa waxyaabo muhiim ah taa soo basabta in uu guursado naag kale Laaakin mid ogoow ma’ahan inaad fildarantahay ninkaaga wuxuu kuugu nacay.
Ma’ahan inaad san weeyn tahay
Ma’ahan in timahaadu agayihiin
Ma’ahan in caloshaadu weeyntahay
Ma’ahan in naasahaado yar yar yihiin
Laakin waa tan muhiimada
1 Naagta aan nadiifin timaheeda mar walba waxeey sasabtaa ninka in uu dareenkiisa qaado urkaasi kacsan waayana
2 in aysan nadiifin jirkeeda qeeybta hoose oo mar walba laga dareemaa ur taa oo keenta in ninku ka sasao galmada
3 in aysan xiran dhar soo jiita dareenka ninkeeda marka ay kuwada sugan yihiin guriga kaa oo ah dhar aad ugu dhagan oo qafiif ah
4 in san marsan wax yaabaha udga goorta la seexanayo
5 in aysan xiirin shuunkeeda ama bisqinta sida aadba u taqaan tinta hoose ka dhalata jirka qeeybtiisa hoose
6 in aadan cadeeysan oo mar walbaa afkaada uru
Si aad u hesho ninkaada una damcin naag kale ha kaa caajisin nadaafada dhamaan guriga iyo jirkaada khaasatan jirkaada oo muhiim ah
waa in aadan mar walba ku reyin nin kaada har iyo habeen qeeylo aadan ladaba taag naanin.
Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment