Bulsha:- Wararka aya sheegayen in Super Star Aamir Khan iska diidey filimka Yash chopra ee Darr sababto ah ma uusan rabin inu kasoo muuqdo door ladarnimo ah madamo Mr Perfectionist Amir guul wacan markasi ka gaarey filimada sida Qayamat se qayamat tak oo waji jaceyl lagu bartay.
Shah Rukh Khan aya doorka kasoo muuqdey waana bandhig aan caadi ehen oo SRK mudo badan lagu xasuusto. Dad badan aya isweydiinaye in Amir khan fursad dhaaftey madamo Filimka Darr Blockbuster noqdey. Laakinse Aamir aya sheegey inusan iska diidin filimkasi.
Amir aya wareysi ku sheegey in warkaasi uu been yahay doorkasina usan diidin. Amir aya yiri “Marka hore filimka kama talabsanin, waa la iga sarey. Tan labaad waxa la iga sarey filimka sababto ah waxan Director ka codsadey siwada jir ah sheekada u wadagno Sunny Deol. Wuu iga ogalaadey lakinse ma aqani waxa gadaal iska badaley.
Markaan ku adkeestey, wuu iso wacay waxuuna igu dhahay ‘Aamir, markale ayan wada shaqeen doona’. Anigane waxan dhahay OK. Waxan dhahaa guusha iyo guldarada ma ahan mid gacanteyda ku jiran. Lakinse waxan kaf irsada waxan an qabanayo halka ey kubiyo shubanayan, guul mise guul daro.
Fikirkan aya igu jirey markan ogalaade filimka Darr. Labo midba wan dareensana; in filimka uu fariin bulshada ku qanci doonto uu xambaarsan yahay, labo in aan waqti fiican ku qaadan doono doorka anku leyahay filimka.
Dareenkeyga aya isbadaley marku director ka igu gacan seyre codsiga sheeko wadaaga. Si waan unafisey madamo Filimka dhinac ooga baxay, sido kale murug ayan daremey madama door fiican aan waaye”
Inkasto Amir kaniyad jabey inu waaye door muhiim ah filimkasi, hadane Mr perfectionist ayaa sheegayo iney caadi tahay kaaso muuqashada filimkasi.
Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO

Blogger Comment
Facebook Comment