Bulsha:- Waa Cashir Muhiim Ah.Hordhaca galmada wuxuu
leeyahay dhowr tallaabo oo si
talan-taalli ah loo qaado, si loo
gaaro tallaabada ugu
dambeysa oo ah galmada
tooska ah.
1- ISDIYAARINTA
Labada qof ee isqaba waxaa la
gudboon inay si wanaagsan
galmada isugu diyaariyaan.
Waa inay qubaystaan, afka
cadaysadaan, iscarfiyaan, isqurxiyaan, jawiga guud ee guriga iyo jirkoodana ka
dhigaan kuwo ku dhiirrigeliya inay isdoontaan.
Haweenheyda waxaa saran wqaajibaad gaar ah, sida gurigeeda, jirkeeda,waxaana
aad u sii wanaagsan in marka uu odaygeedu casheynayo ay soo agfariisataa.
Dhaqaaq kasta, dhugasho kasta iyo erey kasta oo afkeeda kasoo yeeraa waa
inuu batrool kusii daraa dabka qalbigiisa ka aloosan. Waa inuu ku labalabeeyaa ma
raashinkaad horta cuntaa mise iyada. Waxa uu markaa ninku billaabaa inuu afka,
caloosha, indhaha, dhegaha, sanka iyo dalool kasta oo jirkiisa kamid ah ka shidaal
qaato.
Ragga qaar baa jira aan ogayn inay dumarku sidooda oo kale dookh iyo dareen
leeyihiin, iyaga oo doonaya naag qurux badan oo carfaysa, ha yeeshee aan iyagu
waxba isku falin oo siday shaqada uga yimaadaan dhidid, shiir iyo af-ur kula
duldhaca, sidaana galmo iyo raaxo uga doona. Ragga caynkaas ah waxaan
xusuusinayaa xadiis Caa’ishah (RC) laga weriyey ooy ku tiri: (Nabigu “Sallallaahu
calayhi wasallam” kolkuu guriga soo galo wuxuu ka billaabi jiray cadayga).
Waxaan xusuusinayaa oo kale xadiiskii C/laahi bin Cabbaas (RC) oo ahaa:
(Xaaskeyga waxaan isugu qurxiyaa sida aan aniguba jeclahay inay isugu kay
qurxiso).
SIDOO KALE HALKAN RIIX AKHRISO QAABKAN OO 70% DUMARKA SOMALIDA JECELYIHIIN
2- EEGMADA
Eegmada oo ah tallaabada xigta isdiyaarinta, wuxu ninku xaaskiisa ka toogtaa
meel fog, isaga oo jaraya xuduud kasta, kana dhex dusaya qalbigeeda. Eegmada
naxariista leh ee ninku eegayo xaaskiisu, waxay toosisaa rabitaankeeda iyada oon
is ogeyn. Haddii xaasku ay dareento inay ku faraxsan tahay sida ninkeedu ula
dhacsan yahay, waxay isku daydaa siday ugu mahad celin lahayd ama ugu abaal
gudi lahayd, taasi oo ah inay tusto inay weli u jeellan tahay diyaarna u tahay,
iyada oo adeegsanaysa tabeheeda iyo xeeladeheeda u gaarka ah.
3- HADALKA
Hadalka naxariista leh iyo sheekada macaan ee ninka, waxa lagu tiriyaa inay yihiin
sahanka ka horreeya weerar jinsiyeedka. Haweeney kastaa – xitaa kuwa muddada
dheer la qabay – kolka ay maqashjira ee ninkeeda ka soo yeeraya, waa ay jiriricootaa oo godlataa, dabeetana
gaartaa heer isdhiibis.
4- DHUNKASHADA
Dhunkashadu waxa weeye kicin ama baraarujin, iyadoo lagu darayo taabasho
Kolkay dhunkashadu dhacayso, jirka haweeneydu waxa uu ku lismayaa jirka
ninkeeda, kooda diirrimaad badan baana markaasi huwiya kan kale. Dhiigga ayaa
dhaqaaqa, dareemayaalku firfircoonaadaan, jirka oo dhanna la saaqaa. Neefta
labada ruux ayaa isku baxda, dareemaha urtuna billaabaa hawshiisii baraarujin iyo
kicineed.
Dhunkashadu waxay kulmisaa saddex waxyaabood oo saldhig u ah kicinta iyo
baraarujinta dareenka jinsiyeed, kalana ah:
1-Dhuuqmada:- Micneheedu waxa weeye in labada bushimood ee afka ninku ay
ku lismaan kuwa xaaskiisa. Afku sida daloollada kale ee jirka, aad buu u dareen
jinsiyeed badan yahay. Waxeyna labada isqaba mid waliba waxa uu gaarkiis u
dareemayaa macaan aan xad lahayn.
2-Urta:- Isku nabnaanta bushimaha ninka iyo kuwa naagtiisu waxay keentaa inay
kulanto neeftoodu, mid walibana waxa uu markaasi uriyaa urta iyo neefta kan
kale, arrintaasi oo door weyn ka cayaarta kicinta iyo baraarujinta dareemayaalka
jinsiyeed. Udgoonka soo jiidashada lihi waxa uu xoojiyaa rabitaanka jinsiyeed,
halka urta laga didaa ka keento qabow iyo rabitaan la’aan Dhadhanka.
Culimada jinsiga qaar baa aaminsan in haweeneyda nin u oggolaata inuu dhuuqo,
aanay waxba la ahayn inay isu dhiibto. Waxa kale oo ay rumeysan yihiin in
dhuuqmadu ay ka dhigan tahay hibadii ugu dambeysay ee ay dumarku ragga
siiyaan, oo waxabay uga dhigan tahay iyaga oo u galmooday. Waxaa laga yaabaa
in hadalkaasi uusan mar kasta sax noqon karin,
Dhuuqmadu waxay leedahay noocyo badan;Dhuuqmo si aayar ah la isugu daliigo
bushimaha, iyada oo la isku xantaxanteynayo. Labada qof midkood bushimihiisa
ayaa bushimaha kan kale marna si xoog ah u daliigaya marna si aayar ah,
fooddooduna waxay mar qabataa foodda kuwa kale marna sii deysaa. Kolka qof
bushimihiis kala qaadmaanba, qofka kale ayaa bushinta hoose uga nuuga sidii
isaga oo malab dhuuqaya. Bushinta haweeneyda oo intay kululaato, barartaa,
waxay ninkeeda ku dhalisaa inuu ilkihiisa si daldallayn yari ku jirto ugu
salaaxo.Dhuuqmada intay bushimaha ninku kala kacaan, kor ka toobaan
bushimaha xaaskiisa (afkeeda oo dhami soo dhexgalo afkiisa), oo uu dabeeto
sidaasi si wada jir ah ugu dhuuqo.Waxa iyana jirta
dhuuqmo ah in intay bushimaha ninku si
adag u wada toobaan kuwa xaaskiisa, uu
dabeeto carrabkiisa bidix iyo midig si
fudud ugu salaaxo bushimeheeda, uguna
gudbiyo afka hoose, kolka uu gudaha
geliyana intay isku qabsato afkeeda uu
carrabkiisa gudaha ugu sii riixo,
dabeetana intuu bushimihiisa isku
daboolo, ilkihiisu ay bushimeheeda u
qanqaniinaan si fudud oo xanuun macaani
ku dheehan yahay. Waxa kale oo laga
yaabaa inay kulmaan labada carrab, isaga
oo midba uu kan kale dhinaca ka
curjinayo, amaba ruux waliba carrabkiisa
kusii daayo gudaha afka kan kale,
sidaasina ay labada carrab marna isu taabtaan marna u kala fogaadaan si istiin iyo kulayl aan
la koobi karini ku jiraan.
Ragga nin baa jira ku raaxaysta dhunkashada indhaha gacaladiisa, mid kale
bushimihiisa ayuu si xantaxanta leh ugu salaaxaa dhegeheeda dacalladooda,
dabeetana ugu soo hoobiyaa hoos iyo dhanka daanka, uguna gudbiyaa luqunta.
Ragga waaya aragga ah qaarkood waxay yiraahdaan (dhunkashada luqunta
hoosteeda ilaa dhanka bidixo waxay keentaa istiin aad u kulul). Qaar kale waxay
qireen in bushimaha oo si fudud loo hoos mariyo luqunta haweeneydu ay ku
dhaliso galiilyo jirkeeda oo dhan dhaqaajisa, sidii iyada ooy koronto khafiif ahi
o hadallada shukaansiga iyo ammaanta isugu qabatay, kicisana dareen jinsiyeedkeeda.
Intaa dabadeed bushimuhu waxay u hoobtaan xaggaa iyo shafka iyo naasaha oo
kamid ah meelaha ugu dareenka badan jirka haweeneyda, gaar ahaan ibaha
naasaha.Dhunkashada naasuhu waxay leedahay dhowr dariiqo: Bushimaha oo lagu
xantaxanteeyo ibaha naasaha. Bushimuhu intay kala qaadmaan bay marna ibta
qabtaan marna sii daayaan.Bushimaha oo inta lagu cantuugo oo lagu qabto
xayndaabka naaska, markaasi carrabka ibta lagu cayaarsiiyo.
- Afka oo si toos ah ibta loogu nuugo.
- Ibta oo loo qanqaniino si khafiif ah oo ay xaasku ku istiinto.
Calaacasha gacanta oo la dhunkadaa ma laha istiin sidaasi u sii ridan, ha yeeshee
waxa uu sii kordhaa kolba marka dhudhunka iyo gacanta xaggeeda sare loo sii
dhaqaaqo, gaar ahaan dhanka gudaha.
SIDOO KALE SIDAN U BAASHAALI RIIX DAAWO WAXAY KU AQOONSANI XIDIGA BAASHALKA
Sidoo kale dhunkashada xagasha lugtu waxay dhalisaa dareen sii kordha kolba
marka loo sii socdo dhanka cajarrada ama bowdooyinka loona sii dhowaado
xubnaha taranka, sababta oo ah hadba intay meeliba meel kaga sii dhowdahay
xubnaha taranka maqaarkeedu waa uu ka sii jilicsan yahay, kana dareen kulul
yahay ilaa laga gaaro xubnahaasi.
5- SALAAXISTA
Waxa loo baahan yahay ah in fanka cayaarsiinta aan loo adeegsan oo qura
bushimaha, sababta oo ah sida bushimaha oo kale amaba kasii daran bay labada
gacmoodna qayb lixaad uga qaataan fankaasi, iyaga oo weliba gaara goobo istiin
aanay bushimuhu gaari karin.
HALKAN RIIX Akhriso Kadib Daawo Sida Loo BIKRA JABIYO habeenka Koowaad
Dareenka gacantu waxa uu ku badan yahay dhanka gudaha calaacasha (inta
cad), waxase usii daran faraha oo dareenku ku sii kordho kolba marka loo sii dhaqaaqo dhinaca fooddooda.
Inkasta oo taataabashada ama salaaxistu ay jirka oo dhan raad ku wada reebto,
haddana jirku isku si’ uma wada dareemo, waxana uu istiinku sii kordhaa kolba
marka loo sii dhaadhaco dhinaca shafka ilaa laga gaaro labada naas. Waxaynu
aragnaa in waqtiga isdhexgalka, dhabarka iyo barida oo la salaaxaa ay iyana istiin
ba’an keenaan.
Goobaha istiin qaadashadu guud ahaan, waxay ku badan yihiin agagaaraha
daloollada jirka, labada naasna waxa lagu tiriyaa inay kamid yihiin goobaha ugu
istiinka badan jirka, waxaana uu gaaraa heerkiisa ugu sarreeya kolka la
maraanmaro ibaha naasaha. Waxa jira dhowr hab oo loo maraanmaro ibaha
naasaha loona kiciyo dareenkooda waxaana kamid ah:
- In calaacasha gacanta inteeda cad si fudud loogu cadaadiyo oo loogu salaaxo.
- In faraha fooddooda si fudud loogu qabto, oo marna loogu salaaxo, marna loogu
maraanmaro, sidii iyaga oo la lisayo.
Intaasi marka ay dhacdo, waxa naaska ka soo buuxsama dhiig ku shubma
xididdada oo dhan, dabeetana waa uu bararaa oo kululaadaa, ibtuna taagantaa,
taasi oo si toos ah ishaaro u siisa xubinta taranka haweeneyda.
Salaaxista haweeneydu, kuma koobna oo qura labada naas, balse waxa loo
baahan yahay in la salaaxo meelo kale oo jirka kamid ah sida; labadeeda warqood,
gudaha bowdooyinka, gumaarka, faruuryaha cambarka, iwm. Waxaan muran ku
jirin in haweeneyda ninkeeda ay jeceshahay uu labada cajar dhexdooda kaga
salaaxo mid kamid ah labadiisa gacmood, isaga oo isla markaasi tan kale kaga
salaaxaya labadeeda naas, ay dareento istiin iyo raaxo labanlaab ah.
Kolka gacanta ninku ay soo maamusho naasaha iyo shafka xaaskiisa, waxay u
degtaa dhinaca caloosha, iyada oo salaaxaysa rugta xuddunta, dabeetana u
jiitamaysa dhanka cajarrada iyo gumaarka, halkaasi bayna in muddo ah ku
noqnoqotaa. Intaas dabadeed, kolka ay haweeneydu si wanaagsan istiinka u
qaadato, labadeeda bawdo ayaa iskood u kala kaca, faruuryaha waaweyn ee
HALKAN KA DAAWO Ama RIIX HALKAN VIDEO SHARAXAYA ARINTAN OO DHAMEYSTIRAN
Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment