Ma Hubi Inaan La Cayaari Doono Justin Bieber: Sunny Leone

Bulsha:-  Sunny Leone aya sheegtey ineysan hubin iney qeeb ka tahay kooxda tiyaatarka la wadaagi doono heesahaga caanka ah ee  Justin Bieber oo bandhig ku qaban doono Hindiya bisha May ee sanadkaann.

Quruxleydan aya warbaahinta u sheegtey “Run ahanti ma hubi inaan ka mid ahay kooxda Justin, laakinse waxan aad ugu farax sanahay inaan tagi dono xaflada.










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment