Layaab Boqaradda dalka Spain ayaa magacowday Wasiirka Galmada oo hadda ka dib ka mid noqonaya xubnaha golaha wasiirada ee dalkaas.

Bulsha:- Layaab Boqaradda dalka Spain ayaa magacowday Wasiirka Galmada oo hadda ka dib ka mid noqonaya xubnaha golaha wasiirada ee dalkaas.

Talaabada lagu magacaabay wasiirkan ayaa timid kaddib markii uu hoos u dhacay taranta iyo tirada dadka Spanishka ah.

haweenayda loo magacaabay wasiirka galmada oo shaqadeedu noqon doonto sidii ay dadka ugu qancin lahayd inay mashquul ku ahaadaan galmada.

Wasiiradan waxa laga filayaa in ay kor u qaaddo wax soo saarka tirade shacabka ee reer Spain, si ay carruur badan u dhalaan.

Khubarada arrimaha qoyska ee reer Isbain waxay sheegeen in dalkaas ay ku habsatay wax ay ugu yeereen macalluul dhanka galmada ah 


Spain waa mid ka mid ah Yurub ugu dhaqaalaha badan, lagama jecla dalkaas qaadashada dadka soo galowga ah, waxayna hadda ay doonayaan in la xoojiyo guurka is oggol si loo helo jiil beddela dadka hadda nool.











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment