Galmada:- Jilbajabsiga maxay haweynku ku nacayn

Bulsha:-  Maxay Haweenka U Neceb
Yihiin Wasmada Nooca Jilbo
Jabsiga Loo Yaqaann…? 

iyo Sabata Oo la
Ogaaday…yaab Marka lagu gudda jiro kulanka
sariirta waxaa si dabiici ah u dhaca in xubinta
haweenka ka soo baxdo shanqar hawo ah
taasina haweenka qaarkood waa ay dhibsadaan
oo waxa ay u haystaan dhibaato ku soo
koroortay oo daawo u baahan….


laakiin
sheekadu sidaas ma ah wa iska dabiic
shanqarta ka soo baxeysa xubintooda xiliga
malabyarowga uu sameynayo garaaca waxaana
shanqartaas loola jeeda in hawo si dabiici ah u
gasho xubinta haweenka , waxaan ugu daran oo
ay timaadaa shanqartaan xiliga galmada jilbo
jabsiga la sameynayo.

xiligaas oo hawo ka buuxsameyso siilka naagta
Mararka qaar waxaa laga yaaba in hawadaas ka
soo burqanto xubinta haweenka marka jugta
dhamaato ,waxaana arintaas hadii aad
dooneyso in aad ka fogatao lagula talinaya in
habka galmada wax ka badashaan oo aad tashataan labadiinu.











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment