Ilwaad ” Waxaan ahay Inan Qurux badan Balse Waxbaa igamaqan Taasoo Helitaankeeda Aan Ku Xiray Sifooyinkan.”

Bulsha:- Asc walal magacaygu waa Ilwaadwaxaan ahay gabar ilaah qurux badan siyay misne dheer jog iyo Jamal ilah ku ma neystay Waxaana jecelahay mar kasto in aan helo nin sideyda oo kale ah runtii ma jecli nin iga gaban ama iga fool xun waline ma arkin mid sidaan rabo ah, hal ayaan ka arkay i qanciyay qabkiisa jog iyo jamaalba laakiiin ma ahan mid dhaqan fiican aan ka helayo waayo kama helin aqlaqdisa dabecadisaba

Waxaan kaloo la shekeystaa mid iga gaban laakiin fool xumo kale aan qabin waan ka xishoonayaa in aan guursado kan yara fasha xun ama iga gaban waan ogahay in uu yahay nin wanagsan wanag iyo cisine ka helayo waxaba modaa in la ila yaabayo hadaan wadada isla marno marka maxaan sameyaa sidee ku doortaa?

Talo celin bahda Heegan24.net ayaan u jeedinayaan gabadhaan walaasheen ah ayaa ah ugu horeen waad duunka waa meel imtixaan ah, marka haddii aad sidaa tahay camal wanaagsan samayso aakhiro ayaad ka helaysaa jannada, galmada.net ayaa ku leh runtii quruxda aad sheegayso qofba si buu u arkaa, adiga hadda isla qurux badantahay waxaa laga yaabaa nimanka qaarkooda inay u arkaan inaad foolxuntahay, 


marka waxaan kula talinaynaa inaad guursato nin gurigiisa dhaqan karo oo wanaagsan diin iyo raganimo leh.

KA DHIIBO FIKIRKAAGA









Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment