Bulsha:- Afti la sameeyay ayaa lagu
sheegay in 70% haweenka
aysan helin macanka gariirka galmada taasina
ay sabab u tahay iyadoo ninka uusan sameyn
gogol xaar bashaal ah oo ku filan gabarta si
dareemaheda u kacaan ama in uusan aqoon
goobaha sida gaarka ah gabarta uga kacsato .
Hadaba si gabarta u hesho gariirka raaxada(U
Bislaato ,Kacsi La Ooyso) waxaa muhiim in
marka ninka dareemihiisa kiciyo si gabarta u
dareento in qofka sidaa loo dareemayo tahay
iyada .
gabarta uu kiciyo isla markaana sara u qaado
kacsigeeda isaga oo codka xamxam leh ugu
sheekeynaya iyadoo hadii uu si wacan ula faracayaaro
isaga oo xoogga saaraya goobaha ay
ka kacsato waxa ay keeneysa in dhandhanka
gariirka galmada hesho marka
weerarka galmada uu bilaawdo .
Adeegsiga faraha iyo bishimaha
adiga oo ku xoqxoqaya goobaha dareenka
badan ee gabarta ay ka kacsato waxa ay
keeneysa in ay gariirka galmada ay hesho taasi
oo ah midda aad u raaxo badan .
Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment