Eeg waxa ay nimanka iyo naagaha u tarto toonta

Bulsha:- Qofka kacsigiisa yaryahay ama bahlkiisa si fiican aan u taagmin waa inuu cunaa toonta, sida la ogyahay toonta aad ayay u leedahay guud ahaan caafimaad sidoo kale toonta waxay daaweynaysaa borostaatada ninka sidoo kale jeermiska iyo sunta ayuu dilaa jirka wuxuu ka ilaalinayaa jirrooyinka soo weeraraya, sidee ugu fiican oo loo adeegsan karaa toonta?

 siyaabo badan ayaa jira loo adeegsado waxaa ka mid ah in hilibka lagu asameeyo ama cuntada la dalacayo, laakin waxaa ugu fiican in ruuxa subixii inuu seddex xabbo caadi u cuno inkastoo uu dhibsanayo marka uu cunayo, waxaa kaloo la sheegay in uu la dagaalamayo Kansarka kaadihayska iyo borostaatada iyo sanbabka iyo mindhicirada iyo maroorka iyo aloosha wuxuu kaloo la dagaalamaa waxyaalaha kiimikada ah oo jirka soo gala, cilmibaarisyo la sameeyay waxay cadeeyeen inuu galmada u roon yahay nin iyo naagba wuu anfacaa, 


dadka aad galmada u sameeya waxaa laguala talinayaa inay toonta badsadaan si ay awooddooda u baab'in










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment