Bulsha:- CEEB IYO YAXYAX MARKA AAD TAGTAY SARIIRTA? QANCIN LA’AANTA LAMAANAHAAGA DARTEED? WALIGAA GAARIGU MA KAAGA
DAMAY MEEL DHEXE ADOO AAN GAARIN HOYGAAD U SOCOTAY? WALIGAA MA IS TIRAAHADAY TOLOW WAAD JIRANTAHAY EE IS DAWEE?
Jawaabahaaga haday haa u bataan sii aqri warbixintan si aad u ogaatid dhibaatadaada. Xusuuso oo qalbiga ku hay qalab adag oo xoogani waa waxa ay dumarku u
dhintaan(baahida u qabaan) marka aad gaariga ku wadid sariirta dhexdeeda.
haddaba waxaan kuu hayaa 7 qodob oo kaa caawinaya in aad heshid geed
dhagax oo kale ah. Si wanaagsan wax u cun: Is bedel yar oo ku yimaada nafaqadaada waxa uu kuu abuuri karaa himad iyo iyo xoog dheeri ah,cuntada sida mooska, ukunta, looska, basasha, iyo caanaha geela waxay siyaadiyaan awoodaada galmo.

Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment