Bulsha:- gabadhii caan ku ahayd niikada iyo jaamka oo lagu toogtay manta xaafada ,,,
Gabadh caanku aheed niinkada iyo jaamka laga ciyaaro aroosyada muqdisho iyo Damaashaadka xeebta liido iyo tumashada Hotel samiira ayaa maanta waxaa kooxo ku hubeesan bastoolado ay ku toogteen xaafada macmacaanka ee degmada wadajir gobolka banaadir kooxdii dilka fulisay ayaa isaga baxsaday goobtii waxaana socda baaritaano ay sameenayaan ciidanka nabadgelyada Degmada

Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment