DAAWO: Munaasibad Nooceedu Horey Aanu uga dhicin MINNESOTA oo loogu Qabtay Madaxwayne Farmaajo

Bulsha:- Waxaa dalka Maraykanka lagu qabtay Munaasibad Balaadhan oo lagu soo dhowaynayo Madaxwaynaha Cusub ee Soomaaliya Maxamed C.laahi Farmaajo iyo Raysal waasaaraha uu soo Magacaabay Xasan Cali Khayre.


Munaasibadan oo aad u Balaadhnayd, ayaa waxay uga Duwanaynd kuwii Hore ee dalkaasi lagu Qaban Jiray, inay soo Abaabuleen Dhamaan Bulshada Soomaaliyeed kana soo Qayb galeen, Sidoo kalana waxaa Laga Mamnuucay Heesaha iyo Fanaaniinta Iyadoo Dadkii Soomaaliyeed ee dalka joogay ay ku Jiraan Xaalad Adag, waxaana kasoo qayb galay Masuuliyiin aad u tiro badan iyo Culimada Soomaaliyeed oo Halkaasi ugu danbayn Bulshada Soomaaliyeed uga Duceeyay.










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment