Naagaha Sweden Oo Nin la’aan iyo galmo la’aan ku dhacday

Bulsha:-  Subxanalaah Warbixin Cajiib ah oo Wadanka Swedan laga yaqaabo in dhawaan ay Ragg ku Nool wadankaani ay noqdaan kuwo Kaligood Nool iyo dumarka oo Noqon Doona Hooyo iyo abe, Qurada Dalkaani ayaa waxaa sheegay in Haweenday ay ka maarmeeyso In ay hesho Nin balse ayada isku Noqon Doonta Hooyo iyo abe ilmaheeda lagu soo abuuri doona ayada oo kali ah. 


Hadaba Hadal haynta ugu weyn oo dhalisay Muran iyo qeeylo ba ayn ayaa sababtay in Ragga ay diidan arintaasi balse wadanka ayaa intiisa badan waxaa laga amar qataa dumarka oo Goaanka is kaleh halka loo qaado Bolkiiba sagaashan iyo shan dumarka balse waxaa dhacda in Ragga codkooda la eegay ayaa waxaa ayagane lagu Reebay Boqolkiiba sideetan iyo todob, Hadalkaani dhaliyay muranka iyo qeeylada ayaa waxaa lagayabaa in ay dumarka dholoshooda ka fin waayan ayaga oo mucaarada Ragga,











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment