Naagaha ma iloobaan Ninka ugu horeeya Ee wasma bara

Bulsha:- Dadku waxa y u maleeyaan in ay gabdhuhu ku kaydsadaan kaartoonada kabaha waraaqaha jacaylka, laakiin inta badan kabuhu aad uga muhiimsan yihiin fariimaha ku qoran

waraaqaha. Haweeenku waxa ay ula dhaqmaan kabaha sidii saaxiib qaali ah, sidaa darteedna ay fududahay in ay uga xusuusba badan yihiin ragii maray. Waxa kale oo jirta in hore

baadhitaan loogu ogaaday in haweenku celcelis ahaan ay leeyihiin 19 beer (par)oo kabo ah, laakiin ay 4 peer oo kaliya si caadi ah u isticmaalan. “Xaragada kabaha ayaa iiga




muhiimsan ta dharka. Marka aan magaalada joogo oo wasakh kabaha iga gaarto waan ka tirtiraa, laakiin hadii dharku wasakh iga noqdo kama warwaro.”, sidaas waxa tidhi Amina Ahmed oo ka mid ah akhristayaasha Ladaneey.







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment